Ma isweydiin jirtay sidee u gashaa affiliate marketing (suuqa dulaalka)? Affiliate marketing (suuqa dulaalka) wa qaab caan ah saameyn weyn na ku leh kordhinta daqliga nooca (passive income) ka ah.
x
Nasiib wanaag affiliate marketing waxa uu ubahan yahay kaliye hagid iyo in aad sameyso baaritaan.
Marka aad fahanto wax yaabaha aasaasiga ah iyo sida ay u shaqeeso affiliate marketing waxaad uga faa'iidesan karta kor uqaadida daqliga kaaso gala website kaga.
Maqaalkan waxan kaga hadli doona waxa u yahay affiliate marketing iyo faa'iidadiisa kadib waxan si sharixi doona sida affiliate marketing uu ushaqeeyo, sidoo kale ne kula wadaagi doona talaaboyin iyo talooyin ka caawin doona si aad u bilaawdo affiliate marketing.
Hordhac affiliate marketing
Wa maxey affiliate marketing?
Affiliate marketing waa marka aad ku shaaciso(promote) social media yaha ama website kaga alaab(digital or physical product) ama service(web tool, software) shirkad kale ay leedahay oo aad komishin ku helesid markasto oo qof link gaga wax kaga iibsado shirkadas.
Affiliate marketing ka waxa uu ka koobanyahay :
- Iibiye(seller) waxa loo yaqaana ganacsatada ama shirkadaha oo is kugu jira shirkada wa weyn iyo shaqsiyaad ku waas oo so saara alaabta ama adeega(service) la shaacinayo(promote)
- Suuq geeya yaal (affiliates) wa kuwa shaaciya(promote) alaabta iibiyaha(seller).waxa ey alaabta iibiyaha(seller) la wadagaan macamiishoda(audience) waxa ayna helana komishan marka qof likn gooda alaab kaga iibsado shirkadi.
- Macaamiil(customer) waa qof iibsado alaabta iibiyaha(seller) asago isticmaalaya affiliate link ga suuq geeya ha (affiliates)
Affiliate marketing waa qaab faa'iido wadaag ah una dhaxeeya iibiyaha(seller) iyo suuq geeya ha(affiliates or affiliate marketer) , komishanka suuq geeya ha (affiliate marketer) uu qaadanayo makeeneeso in lacag dheerad ah ey ku saa'ido iibsadaha(customer)
Tusaale: waxaad tahay affiliate marketer (suuq geeya) waxaad website kaga ku shaacisay banners(sawiro xayeysin) oo ah kaniini leysku caateyo qiimahiisuna yahay 100$ komishan Kaduna yahay 10%
Hadii macaamishada (audience) mid ka mid ah sawirkas (banners) ku dhufsado oo u kagato alaabtas waxa la ga siinaya isla 100$ adna waxaad helesa 10 $ shirkada na 90 $ ayey qaadanesa iibsadaha(customer or audience) lacag dheerad ah Lama saarayo
Sidee affiliate marketing ushaqeeya?
Affiliate marketing waxa uu ushaqeeyo qaab fudud oo ah sida tan:
Waxaad iska diwaan galinesa affiliate market place sida (CJ, impact,click bank) ama program sida (Canva ,Jarvis, grammerly)
Inta kadib waxa lagu siinaya ID iyo URL ama affiliate link ku qaas ah oo aad ku suuq geyso alaabta ama adeega aad shaacin rabtid
Markasta uu macaamiil(audience, followers) uu ku dhufsado link gaga ama sawirkas xayeysinta(banners)Waxa browser kiisa ku haraya cookies(waqtiga uu uga baxayo link ga macamiil ka(user) browser kisa) ila waqtiga inta u dhaxesa Hadi u macamiilka gato alaabtas waxa aad ku leedahay commission (faa'iido-wadaag)
Affiliate programs qaabab ka ay ku kala dhiiban lacagaha waxa ay ukala baxan sidan:
Pay Per Click (PPC)
Waxaad commission (faa'iido-wadaag) ku helesa marki qof link gagi ku dhufsado(clicks) ha iibsado ama yuusan iibsan
Pay Per Sale(PPS) waxaad commission (faa'iido-wadaag) ku helesa marki qof link gagi waxa kaga iibsado shirkada
Pay Per Lead(PPL)
Waxaad commission (faa'iido-wadaag) ku helesa kaliya marki qof link gagi iskaga diiwan galiyo(sign up) shirkadi ama program ki aad affiliates ka eheed.
Talooyin iyo talaaboyin ka caawinaya bilaawida affiliate marketing
Affiliate marketing wa qeyb weyn oo ka mid ah ganacsiga online ka. Hadi aad rabtid in aad ku bilaawdo affiliate marketing si saameyn leh oo ku anfac da mutaqbalka fog ku xisaabtan talaabooyinkaan:
1.Know your target audience(baro macaamisha da target ka kuu ah)
In aad ogaata macaamisha da (audience or followers or visitors) waxa ay daneynayaan ama ay xiisenayaan waa muhiimada ugu weyn affiliate marketing ka.waa in aad ogaata alaab nooce ah ayaa ka gadmeesa macaamished(audience or followers or visitors) .
ma kuwa daneynaya ama xiisenaya alaabaha jir dhiska ama iscaateska mase wa kuwa daneynaya sports ka.
2.Write timeless content(Qor xog an waqti laheyn)
Hadi aad tahay blogger oo aad affiliate marketing kada ku shaaciso maqaaladada waxa aad muhiim u aha in aad ka fiirsato maqaalada aad qoreesid noocooda.
Waxaa fiican in aad qortid maqaalo an laheyn waqti ay ku dhacay
Tusaal
Hadii aad maanta maqaal ka qorto wararka siyaasada ama sports ka sanad kadib maqaal kas qof raadinesa malaha oo waa laga gudbay xiligiisa(outdated)
Taa badalked hadii aad maqaal ka qortid sida jirka lo dhisto ama lacag loga sameyo online ka, maqaal kas 10 sano kadib xita waxa la hela qof raadinaya oo malaha waqti uu ku egyahay waxana noocas loo yaqaana evergreen content(xog waligeed loo bahanyahay)
Ma rabta in aad soo jiidato macaamisha da (visitors) noqdaan na kuwa affiliate link gaga wax ka iibsada?
Hadabo noqo qof dadku isku haleyn karaan oo ay markasto wax ka faa'iidaan.
Ha ku qalqaalin oo kaliya in affiliate link gaga wax ka iibsadan ee adna wax kuso kordhi macaamisha da ha noqoto in aad ebook si free ah ku siisid ama aad xirfad si lacag la'an ah ku bartid ama aad xog wax ku kordhineso la wadaagtid.
4.La shaqey shirkado la isku haleyn karo
Ka digtoonow shirkadaha aad alaabtoda ka noqoneysid affiliate marketer(suuq geeya)si aad dad ka agtooda uga noqon beenaale.
Dooro shirkado la isku haleyn Kara soona saara wax anfac wanaagsan u leh macaamisha da adna ka caawinaya shaacinta alaabtoda.
5.Do not depen traffic from Google only
Ha isku haleyn kaliya macaamisha (traffic) kaga timaada Google.
Isku day in aad traffic (macaamiil) ka heshid ilaha kale sida Facebook, Instagram, Pinterest, Twitter, Quora
Gunaanad
Affiliate marketing wa nooc ka mid ah online business (ganacsiga online ka) oo aad lacag ka sameyn kartid hadii ad leedahay website ama YouTube marka hore waa inaad samesa macaamiil (visitors or subscribers) badan oo kadibna aad hesha affiliate program fiican lehna commission (faa'iido-wadaag) fiican oo aad la wadaagtid macaamishaada(visitors or subscribers).
Sida aad waxa uga heshid waxa ay ku xerantahay sida aad u heshid dad wax kaga iibsada shirkada affiliate link gaga.
Wixi su'aal ah nagula wadaag hoos comments ka mahadsanid.
0 Comments