Online ka shaqooyinka looga shaqeesato wey fara badan yihiin waxase maanta diirada sareena macalin .nimo online ka sida looga shaqeesto (online tutoring)
What is online Tutor or tutoring?
Online tutor waa in aad macalin ka noqotay online ka adaga isticmaalaya online platforms ka lagu qabsado macalin nimada online ka.
Cashirka waxad kuso gudbinesa muuqal ama maqal Sido kale ne wada hadal qoraal ah (chat).
Meqa Aya laga sameeya macalin nimada online ka
Macalin nimada online waxa lacagta la isku siiya per hour (saacadle) wana ey kala duwan yihiin qiimahoda hadba waxa ay ku xerantahay :
- platform ka aad ka shaqenesid
- Heer qibradaada macalin nimo gaarsisantahay
- Heerka class ka aad wax baresid uu yahay ma heer D.sare mase heer jaamacaded
Macalin nimada online ka isku celcelis saacadi waxa la isku siiya 10$ ilaa 25$.
Shuruudaha macalin nimada online ka
Macalin nimada online ka shuruudaha wey ku kala duwan yihiin website yada laga shaqeesto.
Website yada qaar waxa ay shuruud kaga dhigayan in aad leedahay shahaado bachelor degree ah (heer jaamaced) halka qaar ay waxba ku gu xereenin sida website yada luqadaha laga barto sida hoos ku xusan.
Website yada laga helo shaqada macalin nimada online ka ah wa ay Tira badan yihin balse anigo ufiirinena soomaali ahaan kuwe aan ka shaqeesan Karno waxan kaso qaaday 5 taan website:
1. Justlearn
Justlearn wa website aad kaga shaqey San kartid luqadada af soomaliga
Shuruudha
- Af soomali
- Internet inad helesid
- Kaamira fiican
- Wax shahaado ah Kuma xerna
Isku celcelis saacadi waxa ay bixiyan 5-20$
Waxey lacag ku bixiyan
PayPal, transferwise
2.Teacheron
Teacheron asna waxaad uga shaqeysan karta luqadada afka soomaliga
Shuruudha
- Af soomali
- Internet inad helesid
- Kaamira fiican
- Wax shahaado ah Kuma xerna
Lacag ta saacadi aad qaadanesid adiga Aya go'aaminaya
Waxa ay lacag ku dhiiban
PayPal,card, iyo kuwa kale
3. Cambly
Hadii aad tahay qof ku fiican ku hadalka iyo Grammer ka luqada English ka waxaa fursad fiican uga heli karta Cambly
Shuruudaha
- Af English in aad taqaabo
- Internet inad helesid
- Kaamira fiican
- Muuqal yar oo aad profile kaga saartid
- Wax shahaado ah Kuma xerna
Cambly waxa ay bixisaa
10.20/saacadi cambly adult
12.00/saacadi cambly kids
Waxaad lacagta ku qaadanesa PayPal
4. TutorMe
TutorMe waxa macalin ka noqda macalimiinta ku xeel dheer maadooyinka imtixaan diyaariska sida
SAT, ACT,SAT II , MCAT, GRE, iyo LSAT
Shuruudaha
- English
- bachelor degree
- madooyinkaas in aad ka wadato shahaado
lacag ay bixiso TutorMe
16$/saacadi F.G casharka ugu ee aad lacag ku heleesid wa ino kan yareen mudo 5 daqiiqo ah
lacagta waxa ay ku bixiyan PayPal
5. Tutor.com
website kan waxa u fiicanyahay dadka macalinimada online ka ku cusub hadane leh shahaado(bachelor or master degree)
Shuruudaha
- shuruudahiisa ugu horesa wa in aad ku nooshahay USA mareykanka
- waxa uu anfacayaa soomlida ku nool mareykanka USA
Waxaad lacagta ku qaadanesa PayPal
Gunaanad
macalin nimada online ka waa shaqo aad ka sameyn kartid lacag,waxa ayna iskugu jiryta shaqooyin laga rabo shahaado ama degree.
waxad shahaado la'aan uga shaqeysan karta CAMBLY, justlearn, Teacheron iyo kuwa kalo badan oon halkaan an ku jurin.
hadii aad heeso website kale oo macalin nimo looga shaqeesto noogu reeb comments ka mahadsanid
waxi su'aalo ah noogu reeb comments ka hoos
0 Comments