Header Ads Widget

sida lacag looga sameeyo Canva affiliate program



Wa maxey Canva?

Canva Waa website tool free ah  ku fiican sameynta Design yada kala duwan sida(banners, YouTube thumbnail, book cover, social media design) iyo nooc ya kale, waxa kalo u lehaya qeyb kiro billa ah (monthly membership) iyo kiro sanadla ah (anaual subscription)

Hordhac: Canva affiliate program


Canva waxa aasaasay Melanie Perkins sandii 2012 kii, tan iyo xiligas waxey caan ka noqotay shirdaha designing ka looga danbeeyo taasi na waa mida keentay in Canva ey hesho 18 million macaamiil ah duna daafaheeda.


Waad ka Mira dhali karta Canva affiliate program hadii aad tahay blogger(qof leh blog), email marketer(qof ku suuq Taga email diris), ama social mediainfluencer (qof sameen ku leh social media yaha).


Waxaad heesata fursado badan oo aad ku suuq geyn karto Canva oo aad lacag uga sameyn kartid.

Maqaalkan waxan uga hadleena fursadahaas .



Meqa ayaad ka sameyn karta Canva affiliate program


Canva affiliate program dad ka qaar waxa ey ka sameyan xooga lacaga halka kuwa hiqaar ey ka sameyan boqolaal ama kumanaan,  lacag ta aad ka sameesid waxa ey ku xerantahay sida aad ugu dadaashid helida macaamil(traffic) iibsado Canva ayago isticmaalaya affiliate link gaaga ku qaaska ah.



Nooca ay tahay Canva affiliate program


    1. Cookies duration (waqtiga uu kaga baxayo link gaaga qof browser kisa laga bilaabo marka ugu horeeso uso raaco link gaaga): 30 maalmoo
    2. Nooca lacag bixinta : waxa ey Canva leedahay noocyo badan oo lacag bixin ah sida PayPal ama bank transfer
    3. Xadiga commission ka : wa 15% oo aad ka helesid dadka iska diiwan galiya bil laha(monthly subscription) iyo 80% oo aad ka helesid kuwa iska diiwan galiya sanad laha(yearly subscription)
    4. Affiliate technology company: impact radius company



          7 qaab oo aad ku shaaci(promote)karto kagana sameyn kartid lacag Canva affiliate program 500$/bishii iyo ka badan


          Waxaad affiliate program link gaga ku shaaci(promote) Todobadan qaab mid kood ama kuligood

          1. U samey (YouTube, Facebook page, IWM) muuqaalo ka hadlayo sida loo isticmaalo Canva dad kana kula wadaag link gaga 

          2. Ku Qor website kaga maqaalo ka hadlo Canva kadibna gali affiliate link gagi maqaal ka dhaxdiisa

          3. Dhig sawirada xayeysinta(banners) website kaga qeybt Kore ama geesaha hadba meshi kula qurxon

          4. Ku la wadaag dad ka Facebook group yada sida lacag loga sameyo Canva adigo isla markaana post gaga kula wadagay affiliate link gaga

          5. Muuqaalo yaryar kula wadag dadka TikTok Lana wadaag affiliate link gaaga

          6. Maqaaladada ku la wadaag dadka Pinterest

          7. Udir Email nuxur leh macaamisha (audience) si aad uga kasbato in ay Canva isticmalan ayago link gaaga isticmaalaya

          Gunaanad

          Canva affiliate program wa laga sameyn Kara lacag 500$/bishii iyo ka badan balse waxa ay ku xerantahay hadba sida aad uheshid dad Canva iska diiwan galiya(subscription) bil le ama sanadle ayago isticmaalaya affiliate link gaaga.


          Hadii aad qabto wax su'aal ah nagula wadaag hood mahadsanid.


          Post a Comment

          0 Comments