F/G. Hadii aad ubaahantahay in lagaa caawiyo sameynt website leh hosting ama free hosting ah sidoo kalana aad hesho fasaxa xayeysiinta Google ka (google Adsense approval) nagala soo xarrir halkan : qoobey@shaqo-online.com
waa maxaay google AdSense ?
Google Adsense waa program ay leedahay Google ka oo aad lacag uga sameyn karitid so bandhigida xayeysiinta google hadii aad website leedahay.
xayeeysiinadaan ayaa isku jira sawiro,qoraallo,iyo muuqaallo oo lagu beeganayo nooca macluumaadka aad ku qortay maqaaladaada iyo dadka kugu taxan.
Hal beegyada Google Adsense (Google Adsense metrics)
si aad ula socoto horumarkaaga google adsense waa in aad fahanta halbeegyada ugu muuhiiman google adsense ga.
kuwa ugu muhiihsan halbeegyada waxa ka mid ah
earning
- Ad views - inta aragtay xayeeysiinta
- number of clicks- inta mar ee click lagu siiyay xayeeysiin
- click trough ratio (CTR)- inta mar ee click lagu siiyay xayeeysiin/inta qof ee soo booqatay page ka
- AdSense revenue per visit- daqliga halkii qof ee ku soo booqda
- CPM cost per mile- inta aad ku heleesid kun kii qof
sidee Google AdSense ushaqeesa?
waa ey fududahay qaabka ay Google AdSense ushaqeeso, shirkadaha iyo ganacstaba waxa ubaahanyihiin in ay xayeeysiintooda ku so bandhigaan website yada lo ogolaaday xayeysiinsta Google ka, Google kana waxa uu ka qaadanaya lacag i uu xayeysiintaas ugu so bandhigo website yadaas ayago lacagtaas qeyb ka mid ah siinaya milkiilayaasha website yada .
immisa ayaa Google Asense bixiya
adsense waxa ay milkiilayaasha website yada siisaa 68% lacagta ay kasoo qaado dasdka ama shirkadaha wax loo xayeeysiinayo.
lacagta aad ka sameyneesid Google adsense waxa xadida:
- nooca maqaaladaada (type of your content)
- CPM,CTR,CPC
- meesha dadka kaa soo booqdeen- wadan ka ay dad ka kaso booqdaan website kaaga
- cinwaanka uu ku saabsanyahay website kaaga- waxa loola jeeda website kaaga caafimaad muu ka hadlaa mase tiknoolojiyo mase waxa kale
shuruudaha AdSense ga (adsense requirements)
hadii aad rabto in aad lacag ka sameesid AdSense ga waa in aad u hogaansata Eligibility requirements for AdSense
shuruudaha waxaa ka mid ah
- in aad ka yareen 18 sano
- in aad leedahay website
- maqaalada website kaagu waa in ay ahaadan kuwa adigu aad leedahay oo an ahayn copy
- website kaaga qaab dhiskiisa wa in uu ahaadan mid si fudud lo dhax wreegi karo
- iska ilaali soo booqdayaal been ah (bot traffic)
nooc yada website yada Google Adsense aad lacag uga sameyn kartid
waxa ay google ka ogol yihiin in aad seddexdan nooc mid ka mid ah ama kuligood aad uga sameyn kartid lacag.
saddex da waxa ay kala yihiin
Content site wa website aad ku so bandhigeesid maqaalo sida midka hada aad ku jirto ama ha noqdano kuwa ka hadlo caafimad, ciyaaro,warar, waxbarasho IWM
content site
Forumnsite
Forum site wa website oo ay dadku isku wedaar sanayan sualo iyo jawaabo ama dood-wadaag ku saabsan hal cinwaan ama cinwaano Kala duwan
Tool site
Tool site wa website aad dadka ugu sameenesid adeeg(service) free ah (waxa kalo lo yaqaana app site) app website ah. sida website yada kuugu badala pdf ka word ama kuwa muuqalada kugu badala maqal.
Gunaanad
si aad lacag uga ameeyso Google Adsense waxa aad u baahantahaya in aad sameyato website leh hosting ama free ah sidooo kale waxaad lacag uga sameyn kata YouTube channel kadib marki aad heshid fasaxa aqbalaada xayeeysiinta.
wixi su'aal ah noogu reeb hoos mahadsanid
F/G. Hadii aad ubaahantahay in lagaa caawiyo sameynt website leh hosting ama free hosting ah sidoo kalana aad hesho fasaxa xayeysiinta Google ka (google Adsense approval) nagala soo xarrir halkan : qoobey@shaqo-online.com
0 Comments