Header Ads Widget

Passive income - 5 fikrad oo aad ku sameyn karto 100$/malinti


In laga sameyo online ka lacag wa riyo dad badani ku riyoodaan 

Waxa jira siyaabo farabadan oo aad uga same kartid lacag online ka sida in aad ku biirtid website yada sameya Surveys ka ama aad maal gashatid crypto currency( lacagta lo yaqaan crypto), siyaaboyinkas wa kuwa aan ku abuureenin daqli joogta ah oo kuso galo xita adiga oo hurdaya(passive income)

Waxaad qadka ka heleesa maqaalo fara badan oo ka hadalaya sida lo sameeyo 100/maalinti, 

maqaal kan waxan kugu caawi doona ina aad fahanto sida aad usamesa laheed daqligaas

Inta aan guda galin maqaal kena aan fahanno macnaha passive income


Wa maxey passive income?


Passive income wa lacagta aad ka samenesid shaqo aadan si joogta ah u qabaneyn.

Macnahedu maha ma shaqeenesid ee waa in shaqo xoogeda ugu badan hal mar aad qabatid oo  aad lacag commission ama kiro si joogta ah  uga heshid,

 tusaale:

1. in aad maqaal  ku qorto blog ama website kaga oo aad google adsense lacag uga sameesid

2. YouTube ka sido kale wa passive income 

3. Internet ka marki laga tago waxa tusalo u ah guri kiro ( halmar ayad dhise sa kiro jogta ah ayad qaadanesa)

Aan u guda galno 5ta  siyabod ee aad passive income internet ka uga same kartid




1. xayesin(display Ads) sida (blogs, forums, Tools)


Google Ads wa hogaamiyaha suuqa xayeesinta, waxad ku so bandhiga karta xaysiimahas website kaga adigo isticmalaya Google Adsense.

Waxa lacagta ugu badan ee xayeysinta goolgle-ka (Google ads) loga sameya sadax site(website)


content site


Content site wa website aad ku so bandhigeesid maqaalo sida midka hada aad ku jirto ama ha noqdano kuwa ka hadlo caafimad, ciyaaro,warar, waxbarasho IWM


Forumnsite 


Forum site wa website oo ay dadku isku wedaar sanayan sualo iyo jawaabo ama dood-wadaag ku saabsan hal cinwaan ama cinwaano Kala duwan


Tool site


Tool site wa website aad dadka ugu sameenesid adeeg(service) free ah (waxa kalo lo yaqaana app site) app website ah. sida website yada kuugu badala pdf ka word ama kuwa muuqalada kugu badala maqal.


Marki aad sameesato mid ka mida website yadaas ama seddex daba oo aad hesho aqbalaada google adsense (Google adsense approval) waxa bilaabi karta ina kasameso daqli malinla ah oo gaari kari 100$/maalinti iyo ka badan 


2. Affiliate marketing (suuqa dulaalka)


Affiliate marketing (suuqa dulaalka) wa habka ugu fiican uguna caansan oo online ka lacag looga sameyo.


Wa maxey affiliate marketing (suuqa dulaalka)


Affiliate marketing  (suuqa dulaalka) wa marka aad suuq geesid alaab(mid muuqata ama mid Digital ah )ama adeeg online ka(online service, software ama app site) qof kale leeyahay oo aad commission ka heleesid markasta uu qof iibsado alaabtas ama adeegas.


Waxaad ku bilaabi kartaa affiliate marketing (suuqa dulaalka) adigo raacaya talaaboyinkan

  • Raadi alaab ama adeeg soo jiita dadka ama macaamisha(followers)social media haga (YouTube, Instagram.facebook page, website)
  • Iska diiwan gali affiliate market sida (CJ , shareasale, )si aad uga heshid affiliate program la xariira alaabta ama adeega aad suuq geyn rabtid
  • Sameeso tracking ID ama affiliate link kuu qaas ah
  • La wadaag macaamisha (followers) social media haga (YouTube, Instagram, Facebook page, website) adigo isticmalaya maqaalo iyo muuqaalo 

3. Gad adeegyo online ah( freelance writing, Designing, SEO)



Waxa jiro siyaabo fara badan oo aad ku gadi kartid adeegyo online ah sida 


 Designing


Hadi aad aad tahay qof yaqaana design ama template yada sida lo sameeya waxaad gadi karta social design fara badan ama T-shirt design adigo ku iibsanaya suuqyada freelancing yada sida teaspring, Bubble iyo kuwa kalo badan ama website kaga 


Freelancing writing


Hadi aad tahay qof ku fiican maqaal qorida waxad maqaaladada ku iibsan karta suuqyada freelancing yada sida Upwork, Fiverr iyo kuwa kalo badan


Hadii aadan laheen xirfad aad adeeg online uga shaqeesato sida kuwa kor ku xusan waxaad ka heli karta YouTube ka adigo ku baranaya si free ah kadib lacag ka sii sameen Kara


4. Gad alaab Digital ah(Courses, E-book, )


Digital product waa alaab walbo oo ah wax aan la taaba Karin ee lagu wadaago internet ka

 side E-books(buugyada elektarooniga ah , online courses(koorisyada online ka ah)


In aad gadid alaab Digital waxa ey ku fiican tahay ma jiro waqti ama tiro u go'an inta jeer ee uu qof ka iibsan karo alaabtas.

Tusaale

Hadii aad sameesid kooris(online course) ma jiro tiro ama waqti u go'an inta qof ee ka iibsan karta 


5. Sponsored posts(Blog, YouTube, social media)


Sponsored posts waa maqaal ama post aad soo dhigto social media haga ama website kada oo shirkad kale ama website kale leeyahay oo lacag aad ku qaadanesid 


Hadii website kada uu badan yahay dadka soo booqdo waxad same karta in aad raadisid shirkado raba in loo sameyo sponsored posts 


Sido kale Hadi Instagram kaga ama social media haga kale followers kiisa (macaamisha) badan yahay waad raadi karta Shirkado rabo in loo qabto sponsored posts ama ayaga ku soo raadi naaya hadii aad tahay qof saameyn weyn leh (influencer)


Gunaanad

 

Waxa jiro 5 tan siyaabod in kabadan oo aad ku samee kartid boqolaal lacag si passively ah .


Hadii aad dadaal iyo talaaboyinka muhiimka ah martid waad ka dhabee karta in aad sameesatid daqli kaso gala internet ka oo kumanaan dollar ah.

Nala so wadaag wixi su'aal ah aad qabtid


Post a Comment

0 Comments