marka laga hadlayo affiliate marketing (dullaalka suuq-geynta) badeecooyinka miisan dhimista waa kuwa ugu faa'iidada badan dhamaaan.
F/G. Hadii aad ubaahantahay in lagaa caawiyo sameynt website leh hosting ama free hosting ah sidoo kalana aad hesho fasaxa xayeysiinta Google ka (google Adsense approval) nagala soo xarrir halkan : qoobey@shaqo-online.com
in kabadan kumanaan kun qof ayaa la dhiban cayilka rabana in ay iska dhimaan miisaan kooda si ay ugu dhoolaadaan nolol caafimaad leh.taas oo ka dhigan in iibsigooda badanyahay aadna heli karto dad badan oo kaa iibsada badeecadaas hadii aad suug geysid
maqaalkan waxa uga hadli doona 6 da affiliate program ee badeecooyinka miisaan dhimista laga helo lacagta ugu badan marka la suuq-geeyo .inta aan u guda galin aan fahamno waxa aad u baahantahay si aad u suuq geeyso badeecadaas
maxaad u bahaantahay si aad u suuq geeyso
si aad u suuq geeyso badeeco waxa aad u baahantahay :
- affilite market place : waa meesha aad kasoo qaadaneesid badeecada aad suuqgey rabtid sid CJ market place,clickbank market place,shareasale market place, Digit24
- tracking ID : waxa aad kaso qaadaneesa suuqa aad iska soo diiwan galisay ee aad badeecada ka soo qaadatay
- website : in aad maqaalo uga hadasho badeecada sida : faa'iidoyinka,qasaarada,sida loo isticmaalo
- YouTube channel : hadii aad laheyn website waxaad sameyn karta muuqaalo aad uga hadleeso badeecada aad suuq geyn rabtid
- customers : waa in aad heesata macaamill (subscribers or visitors)
6 affiliate program ugu fiican caafimaadka/miisan dhimista
1. Organify affiaffiliate program
Organify waa shirkad ku caan baxday badeecoyin caafimaad ka iyo jir dhiska, waxa si weyn u aaminsan majalado(magazines) caan ah sida Forbes.Inc, Food Network, Thrive global , Reader's Digest.
waxa ay macamiil (followers) badan ku leeyihiin Instgram ka waxa ayna soo saaraan badeecooyin ay la dhaceen macaamiishooda, affiliate program ka Organify waxaad ka heleesa ,
clickbank market place
commission rate :50-70 %
Cookies : 60 maalmood
2. Diet Direct
waa affliate program soo jiidasho u leh dadka raba in ay miisaanka iska dhimaan ayaga oo aan juhdi fara badan gelin.
Diet Direct waa shirkad soo saarta cunnooyin lowa-carb(ay ku yartahay carbohydreades ka) ah iyo cabitaano ka caawinaya dadka miisan dhisminta.
commission rate : 10% gadashada kowaad 5% hadii qofku wax kale sii iibsado
cookies :30 maalmood
3. Weight loss Evolved
Weight loss Evolved waa program ka 10 ki sano u danbeesay lo amaal mariayay in uu yahay kii ugu fiicna taas ka dhigeesa mid gadashadiisu badan tahay.
Weight loss Evolved waxa so saaray dhaqaatir kuwaso ku saleeyay cilmi baaristooda seyniska jirka.
hadii aad suuq geeyso program kan iscaatenta ee laga daba dhacay waxaad dadka siineysa rajo ah in ay iscaaten karaan adigana waxaad ka heleesaa lacag.
commission rate : 30%
cookies : abid (for life time)
4. Weight loss Watchers
Weigh loss watchers waa program 1aad ee dhaqaatiirtu kula taliso dadka iscaatees ka raba, waxa ay 12 sano xiriir ah ku guuleesatay shirkada cunooyinka miisan dhimista ugu fiican.
badeecada shrkadan suuq geyn teeda waxa ay ku fiican tahay waxaa badan iibsigeeda.
commission rate : 10 $
cookies : 14 maalmood
5. Bistro MD
waa shirkad xoogada uu yahay qorsheynt cunnada(meal plan ) waxaana lagu tiriyaa shirkadaha ugun caansan qorsheynta cunnada (meal plan) ee ameerika.
commission rate : 45 $
cookies : 45 maalmood
6. ACE Fitness
ACE Fitness waa iskugu jira tababrayaal caafimaad iyo xirfadlayaal kuwaaso ka caawiya dadka in ay gaaran yool kooda miisan dhimista.
ACE Fitness waxa ay leedahay 90,000 xirfadlayaal shahaada leh (certified profitinals0
waxayna ka caawisay miisan dhimista dadyow gaaraya 35 milyan.
commission rate : 8%
cookies : 30 maalmood
dhamaan affilite programs kaan waxaad ku suuq geyn karta in aad maqaalo ka qortid kadibna aag galisid link gaagi qoraalka ama in aad ka sameesid muuqaalo ka hadlayo badeecooyinkaas.
hadii aaq qabto wax su'aal ah hoos noogu reeb mahad sanid
F/G. Hadii aad ubaahantahay in lagaa caawiyo sameynt website leh hosting ama free hosting ah sidoo kalana aad hesho fasaxa xayeysiinta Google ka (google Adsense approval) nagala soo xarrir halkan : qoobey@shaqo-online.com
0 Comments