1971 computer engineer Gray Tomlinson waxa uu diray email ki igu horeeyaya Sido kale waxa uuna aha qof ki ugu horeeyay ee u isticmala calaama @ email ka.
F/G. Hadii aad ubaahantahay in lagaa caawiyo sameynt website leh hosting ama free hosting ah sidoo kalana aad hesho fasaxa xayeysiinta Google ka (google Adsense approval) nagala soo xarrir halkan : qoobey@shaqo-online.com
1978 Gary Thuerk oo aha madaxa shirkad agabka dhijitalka ah Aya isticmaalay qaabkan isgaarsiinta toos ka ah noqday na qof kii ugu horeeyay ee dira email ganacsi oo uu dadka ku ogeensiinanay alaab cusub oo shirkadisa soo saartay.
Email kaas Waxa ka soo xarootay $13 milyan faa'iido iib ah.
Waa maxay email marketing?
Email marketing waa in aad fariimo ku dirto email ka adigo ujeedkagu yahay xayeeysiinta alaab/adeeg ama macluumaad kula wadaagtid macamiishada si aad u hesho iib badan iyo in aad uhesho website kaga macamiil badan (visitors)
Maxa lo isticmaalaa email marketing
Email marketing waxa lo isticmaalaa sababa badan waxana ka mid ah in :
- Lagu dhiso xiriirka macamiisha
- Kor loogu qaado magaca shirkada
- La wadaagida maqaalada: in aad maqaalada website kaga kula wadaagtid macamiishada wa hab kor u qaadaya daqliga website kaga
- Sameynta macamiil cusub
- Xayeysinta alaabtada ama adeegaga
Sida loo bilaaba Email marketing
6 daan talaabo ayaa kaa caawin karta in aad bilaawdo email marketing
1. Baro macaamishada
Wa Kuma dadka aad fariimaha udiri rabto?fariin nooce ah Aya ka gadmeesa ?qaab nooce ugu gudbiya fariinta?
Su'aalahas iyo ka badan wa in aad iskaga jawabta marka hore si uu email marketing campaign kaga kaga qasaarin
2. Sameeso hadaf ama yool
wa in ay kuu kala cadahay ujeedada email campaigns kaga, ujeedkagu ma in aad hesha iib badan ?mase in aad kor u qaado magaca shirkada?mase in aad website kaaga uhesho dad so booqda
3. Dhiso Email list
Waxad email list ku dhisan karta adigo isticmaalaya lead magnets
Wa in aad dadka website kaga so booqanaya siisa waxyaalo free ah si aad email ka uga qaadatid
- Ebook
- Infographic
- Report or study
- Checklist
- Template
- Webinar or course
- Tools
4. Dooro email marketing provider
si aad macamiishada ugu dirto fariimo waxad u baahantahay in aad isticmaasho email marketing provider sida MailChimp,Sendinblue, get respond oo kaa caawinaya dirista iyo hubinta emails ka
5.dooro nooca email campaign ka
6.sameyso jadwal
4 nooc ee email campaigns
1.Email Newsletter
noocan waa midka ugu caansan , waxa aad macamiishada kula wadaageesa macluumaad aqooned malinle/isbuucla ah
tusaale : in aad u dirto waxyaalo ka hadlaya sida loo isticmaalo adeeg ama loo sameeyo shey
2. Acquisition Emails
waa in aad macaamiil (subcribers)ku jirta liiskaaga email ka (email list) aad ku so jiidatid fariimo iskugu jira balan qaadyo iyo macluumaad soo jiidasho leh si ay u korarto tirada macamiisha aqrisata fariimaha emails ka
3. Retention Emails
waa inaa d u dirtaa macamiishada fariimo aad ku weydiino su'aalo si aad u hesho jawaab celin fara badan taasna waxa ay kor u qaadeesa xiirka macamiishada
4. Promotional Emails
fariimaha aad direeso aya kuwa xayiiysiinaya alaab ama adeega aad leedahay ama qof kale leeyahay oo aad macamiisha ku qancineeso in ay iibsadaan alaabtaas ama adeegaas.
F/G. Hadii aad ubaahantahay in lagaa caawiyo sameynt website leh hosting ama free hosting ah sidoo kalana aad hesho fasaxa xayeysiinta Google ka (google Adsense approval) nagala soo xarrir halkan : qoobey@shaqo-online.com
0 Comments