Header Ads Widget

5 xirfad ugu muhiimsan affiliate marketing

 




xiliyadaan danbe waxaa aad ubatay hadal heynt ah in lacag laga sameeyo   dullaaalka suuq-geynt (affiliate marketing).affiliate marketing ma ahan kaliya in aad alaab ama adeeg ku suuq geeyso khadka.

F/G. Hadii aad ubaahantahay in lagaa caawiyo sameynt website leh hosting ama free hosting ah sidoo kalana aad hesho fasaxa xayeysiinta Google ka (google Adsense approval) nagala soo xarrir halkan :   qoobey@shaqo-online.com

si aad u noqoto suuq geeye(affiliates) daqli badan ka hele suuqaan waa in aad ku dadaasha 5taan xirfad.

1. Website design

Xirfada website design waxa xirfad muuhim u ah affiliates(suuq-geeyaha). waagi hore waxa ay ahaan jirtay xirfad barashadeedu adagtahay oo wajib ey thy in aad barato JavaScript,HTML, coding language,balse hadda waxa fududeyay tiknoolajiyada casriga ah.
Shirkada hosting ka ayaa waxa ay ka dhigeen website design mid fudud oo aan ubaahnene barashada JavaScript html coding language oo u badalay drag and drop taaso qaab fudud oo aad ku sameysan karto website nooc walbo aad rabto adiga oo dhaqshada rabto isticmaalaya.

2. Problem-solving and decision making

In aad tahay qof xali Kara caqabad walbo ka hortimaada leh na go'aan waa xirfada fuuraha u ah affiliate marketing sidoo kalana kaa caawineesa wax badan noloshaada.
Marki aa tahay affiliate marketer  Wa in aad xalin karta caqabad walba ee ku timaada xeeladaha suuq geyntada (marketing strategy) adna ogaan kartid meelaha aad ku liitado Kana gaartid go'aan si aad isaga dhisto.

3.technical skills

Hadi aad rabto in aad noqoto affiliate marketer Wa in aad taqaanis farsamooyinka aasaasiga ee suuq geynta sida ina aad sameysan karto landing pages,tracking ID. Barashada xirfadahaan waxaad ku heli karta si free ah.

4. Creativity skills

Xirfada Hal abuurka waxa ay kaa caawineesa in aad la timaadid xeelado cusub oo aad ku suuq geyn kartid alaabaha ama adeeg yada ad ka tahay affiliates(dulaalka suuqgeeyaha) Sido kale in aad abuurto macluumad (content) so jiidasho leh.
Xirfada hal abuurka waa xirfad noloshaada meel walbo ka caawin karta.

5. Data analysis

Falanqaynta xogta waxa ay kuu sahleesa in aad fahanto nooca macamiisha (customers) soo booqda website kaaga iyo kuwa ugu badan ee wax ka iibsada link gaaga.
Barashada xirfadan waxa ay ku xerantahay in aad fahantid app ka aad u isticmaashid xog aroorinta sida Google analytics.


Dhamaan xirfadahaan waa kuwa aad ka heli kartid khadka Kuna bara kartid si free ah.

F/G. Hadii aad ubaahantahay in lagaa caawiyo sameynt website leh hosting ama free hosting ah sidoo kalana aad hesho fasaxa xayeysiinta Google ka (google Adsense approval) nagala soo xarrir halkan :   qoobey@shaqo-online.com

Post a Comment

0 Comments