macaamiishada (Your customers, leads, and audience members) waxa ay ganacsigaaga ka rabaan macluumaad(muuqal ama qoraal) qiimo leh,macluumaadkaas waa in ay ku gaartaa macaamiishada (Your customers, leads, and audience members) qaab soo jiidasho leh oo ay fahmi karaaan.
suuq-geynta mscluumaadka(content marketing) waxa ay ka caawineesa hab ka iyo xeeladaha aad macaamiishada (Your customers, leads, and audience members) ku gaarsiin lahed macluumaad (maqaal ama muuqaal) soo jiidasho leh isla markaana qiimo ku fadhida.
F/G. Hadii aad ubaahantahay in lagaa caawiyo sameynt website leh hosting ama free hosting ah sidoo kalana aad hesho fasaxa xayeysiinta Google ka (google Adsense approval) nagala soo xarrir halkan : qoobey@shaqo-online.com
waa maxay content marketing?
content marketing waa nooc ka mid ah suuq-geynta oo diirada lagu saarayo abuurista,daabacaada, iyo qeybinta macluumaadka oo aad macaamiil (audience) kula wadaagtid khadka.
waa maxay sababta ay muhiim u tahay content marketing?
- waxa ay macamiishada (audiance,leads) bareysaa macluumaadka ku saabsan alaabtaada (product) ama adeegaaga(service)
- sido kale waxa ay macamiishada (audiance,leads) bareysaa macluumaadka ku saabsan alaabta (product) ama adeega(service) aad ka tahay dullaalka suuqgeynta (affiliate marketer)
- waxa ay kordhisaa iibsashada alaabtaada (product) ama adeegaaga(service)
- waxa ay xariir wanagsan ka dhax dhista shirkada ama ganacsadaha iyo macaamiishoda/macaamiisha
qybaha content marketing
suuqgeynta macluumaadka waa ay qeyb badantahay oo midi aad rabto ayaad ku suuqgey kartaa macluumaadkaaga.
qeybaha ugu caansan waxaa ka mid ah
1. social media content marketing
sii kordhida dadka isticmaala khadka ayaa ah sababta ganacsi walbo uu social media content marketing u maalgashto.
Iyadoo in ka badan 3.6 bilyan qof ay isticmaalaan warbaahinta bulshada ee caalamiga ah, way fududahay in la fahmo sababta ganacsiyo badan ay u maalgashadaan suuq-geynta macluumaadka warbaahinta bulshada.Waxaa jira dhowr goobood (sida Facebook, Instagram, Pinterest, LinkedIn, Snapchat) oo aad kula wadaagi karto macluumaad adiga oo isticmaalaya habab kala duwan sida muqaal,sawiro,maqaal (post), muuqaal toos ah, sheekooyin.
2. infographic content marketing
waa in aad kula wadaagta macluumaad kaaga qaab sawiro ah oo ka kooban erayo gaagaan iyo macluumaad kooban qof walbana ay fahmi karto macnaha ka danbeeya sawirka sido kale ay ahaadan awiro il qabad leh.
3. blog content marketing
waa hab aad macluumaadkaga ku suuq geyneesid adigo isticmaalaya maqaalo si aad ugu suuq geysid alaab ama adeeg adiga aad leedahay ama aad dullaal suuqgeeye aad ka tahay (affiliate marketer)
4. video content marketing
wa nooc ka mid ah suuqgeynta oo ku lug leh sameynt muuqaalo aad macaamiishada kula wadaagto macluumaadkaaga.
warbixin ay soo saartay Wyzowl research ayaa shegtay in 69% dadku jecelyihiin in macluumaadka loogu gudbiyo qaab muuqaal ah .
5. paid ad content marketing
waa in aad lacag ku bixisaa xayeeysiino si macluumaadka aad u gaarsiisid macamiisha aad doonesid sido kale ne aad kor ugu qaadid magaca shirkadaada ama alaabtada,adeegaga
Gunaanad
content marketing waa cinwaan baaxad weyb oo aan hal maqaal lagu soo koobi karin balse maqaalkaan waxaan ugu tala galay in fahan guud ka qaadatid.hadii aad go'aansato in aad mid ka mid ku dhaqaaqdo waa in aad si gooni ah u bartaa sida loo sameeyo inta aadan waqti iyo lacagba iska lumin.
wixi su'aalo ah noohu reeb comments ka mahadsanid
F/G. Hadii aad ubaahantahay in lagaa caawiyo sameynt website leh hosting ama free hosting ah sidoo kalana aad hesho fasaxa xayeysiinta Google ka (google Adsense approval) nagala soo xarrir halkan : qoobey@shaqo-online.com
0 Comments